Madaxweyne Trump oo qaaday talaabo caro weyn ku abuurtay dalka Shiinaha

Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargeliyay suurta-galnimada inay Taiwan ka iibineyso gantaallada biyaha hoostooda ku safra oo ku kacaya 180 milyan oo dollar, taasi oo sii xumeyneysa xiriirka Washington iyo Beijing. Taiwan ayaa sheegatay inay tahay dal madax-banaan, halka Shiinaha ay u arkaan gobol ka tirsan. Dowladda Mareykanka, si la mid ah inta badan dalalka caalamka, … Continue reading Madaxweyne Trump oo qaaday talaabo caro weyn ku abuurtay dalka Shiinaha